SAWIRO: magaalada Qardho oo uu Daad qaaday

Number of View: 124

 

Roobab culus oo mahiigaan ah ayaa beryahanba ka da’ayay guud ahaan deegaanada Puntland, ayadoo si weyn loogu diirsaday roobabkan, balse meelaha qaar ayaa lagu soo waramayaa in ay qasaaro baaxad leh ka dhalatay roobabkan mahiigaanka ah.

Qardho oo magaalo madax u ah Gobolka Karkaar, ayaa ah halka uu Roobka sida xoogan uga da’ay, waxaana lasoo sheegayaa in qaybo badan oo magaalada kamid ah uu daad kusoo rogmaday.

Sida wararku inagu soo gaarayaan Majirin wax Khasaaro Nafeed ah oo ka dhashay daadadkaas, balse waxaa jira inuu bur buriyay Goobo Ganacsi oo magaalada ku yiil, sidoo kale waxaa xirmay wadooyin Muhiim ah kuwaasoo magaalada ku xira qayb kamid ah Gobolada Kale.

SONY DSCSONY DSCSONY DSCSONY DSC


Nala soo xiriir
Email: bartashacabka@gmail.com

Akhriste Hoos Ku Qor Fikradada (0)




juba flag Ciidamada Maamulka Jubaland oo Heegan sare la galiyay si ay ula Duulaan ugu qaadaan Goobwayn
- Mar 11, 2014
  Saxaafada wax ka qorta Jubaland ayaa isbuucyadii udambeeyey tabinaysay in ciidamo cusub ay kusoo ...
sixiroole-1 (Daawo Video)Layaab:Nin Hindi ah oo Xaaskiisa ku tijaabiyay sixirka iyo indha sarcaadka:
- Mar 11, 2014
  Waxaa Halkan idinku soo bandhigayna Muuqaal dad badan ay la fajaceen, Nin Hindi oo ...
amisom Taliska AMISOM oo ka warbixiyay howlgallada ka socda dalka
- Mar 10, 2014
  Taliska ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa ka warbixiyay howgalla ay ciidamadooda ...
gabar Digniin muhiim ah: Haku oran ruux aan wali guursan (gabar iyo wiil) ereyadaan aad ayee u neceb yihiin
- Mar 3, 2014
  Calafka waa asraarta Allah, xiliga uu qof calfan doono ruux kale waa waqti qoran ...
top (Daawo Video:) Naxdin & Oohin leh oo laga soo duubay Degan Khaatumo ka tirsan.
- Mar 3, 2014
  Shabakadda wararka bartashacabka waxaa ay halkan idinku soo bandhigaysa muuqaal aad u calool xumo ...
gabar Gabar Soomaaliyeed oo ka mid noqotay Saraakiisha Booliiska Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka
- Mar 2, 2014
  Gabadhii Soomaaliyeed ee ugu horreysay ayaa ka mid noqotay saraakiisha booliiska magaalada St. Paul ...